{"id":559887,"date":"2026-04-09T08:56:50","date_gmt":"2026-04-09T05:56:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559887"},"modified":"2026-04-09T08:58:36","modified_gmt":"2026-04-09T05:58:36","slug":"jaamacadda-ummadda-oo-heshiiisyo-la-saxiixatay-mac-hadyo-iyo-shirkado-ku-yaalla-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaamacadda-ummadda-oo-heshiiisyo-la-saxiixatay-mac-hadyo-iyo-shirkado-ku-yaalla-shiinaha\/","title":{"rendered":"Jaamacadda Ummadda oo heshiiisyo la saxiixatay mac-hadyo iyo shirkado ku yaalla Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku howlan xoojinta xiriirka iskaashi ee lala yeelanaayo caalamka,si kor loogu qaado nuucyada aqoonta ee ay u baahan yihiin shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan \u00a0\u00a0ardayda dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Jaamacadda, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ku sugan dalka Shiinaha,waxayna heshiisyo is-afgarad (MoU) la saxiixdeen shirkadda HiSign Technology iyo Machadka China-Afrika.<\/p>\n<p>Heashiisyadaan ayaa ah kuwo diiradda saaraya cilmi-baaris wadajir ah, isdhaafsiga khibradda, iyo horumarinta tayada waxbarashada dalka,iyagoo fursado cusub siinaya ardayda,isla markaana kor u qaadaya horumarka aqoonta ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559889 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/hesh2.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/hesh2.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/hesh2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/hesh2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/hesh2-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku howlan xoojinta xiriirka iskaashi ee lala yeelanaayo caalamka,si kor loogu qaado nuucyada aqoonta ee ay u baahan yihiin shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan \u00a0\u00a0ardayda dalka. Guddoomiyaha Jaamacadda, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ku sugan dalka Shiinaha,waxayna heshiisyo is-afgarad (MoU) la saxiixdeen shirkadda HiSign Technology iyo Machadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":559888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559887"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559892,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559887\/revisions\/559892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}