{"id":559804,"date":"2026-04-08T13:30:36","date_gmt":"2026-04-08T10:30:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559804"},"modified":"2026-04-08T13:30:36","modified_gmt":"2026-04-08T10:30:36","slug":"markabka-qodista-shidaalka-turkiga-ee-cagri-bey-oo-soo-gaaray-biyaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/markabka-qodista-shidaalka-turkiga-ee-cagri-bey-oo-soo-gaaray-biyaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Markabka qodista shidaalka Turkiga ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey oo soo gaaray biyaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Waa cusub ayaa u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey uu soo gaaray biyaha dalkeena si uu u bilaabo qodistii ugu horreysay ee shidaalka badda Soomaaliya (offshore)<\/p>\n<p>Maalinta Jimcaha 10-ka April ayaa lagu wadaa in uu Dekadda Muqdisho ku soo xirto.<\/p>\n<p>Soo saarista shidaalka Soomaaliya waxay furaysaa albaab weyn oo lagu kobcinayo kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna, iyadoo noqonaysa tiir muhiim u ah dhismaha dhaqaale xooggan, shaqo abuur, iyo nolol ka wanaagsan tan maanta jirta.<\/p>\n<p>Tani waa guul taariikhi ah oo xambaarsan rajo cusub \u2013 rajo ku wajahan horumar, isku filnaansho, iyo mustaqbal ifaya oo ay wadaagaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa cusub ayaa u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga ee \u00c7a\u011fr\u0131 Bey uu soo gaaray biyaha dalkeena si uu u bilaabo qodistii ugu horreysay ee shidaalka badda Soomaaliya (offshore) Maalinta Jimcaha 10-ka April ayaa lagu wadaa in uu Dekadda Muqdisho ku soo xirto. Soo saarista shidaalka Soomaaliya waxay furaysaa albaab weyn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":559805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559806,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559804\/revisions\/559806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}