{"id":559665,"date":"2026-04-06T13:31:19","date_gmt":"2026-04-06T10:31:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559665"},"modified":"2026-04-06T13:44:31","modified_gmt":"2026-04-06T10:44:31","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-duqeyn-cirka-ah-ku-dilay-12-ka-tirsan-malleeshiyada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-duqeyn-cirka-ah-ku-dilay-12-ka-tirsan-malleeshiyada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo Daynuunaay ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Duqeymahan oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay 12 dhagarqabe, halka lagu dhaawacay tiro kale.<\/p>\n<p>Hawlgalladan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu burburinayo awoodda Khawaarijta, laguna xaqiijinayo amniga guud ee deegaannada dalka.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka iyo saaxiibbada caalamka waxaa ka go\u2019an inay sii wadaan hawlgallada noocaan oo kale ah, si loo ciribtiro khatarta argagixisada, loona sugo nabadda iyo xasilloonida guud ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559672 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604.jpg\" alt=\"\" width=\"1130\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604.jpg 1130w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604-1085x1536.jpg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775472286604-860x1218.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1130px) 100vw, 1130px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo Daynuunaay ee gobolka Baay. Duqeymahan oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay 12 dhagarqabe, halka lagu dhaawacay tiro kale. Hawlgalladan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":559666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559665"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559665\/revisions\/559673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}