{"id":559501,"date":"2026-04-05T09:10:34","date_gmt":"2026-04-05T06:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559501"},"modified":"2026-04-05T09:14:37","modified_gmt":"2026-04-05T06:14:37","slug":"wasiir-fiqi-ciidanka-xoogga-dalka-ee-ku-sugan-puntland-waxay-diyaar-u-yihiin-inay-ka-qeyb-qaataan-dagaalka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-ciidanka-xoogga-dalka-ee-ku-sugan-puntland-waxay-diyaar-u-yihiin-inay-ka-qeyb-qaataan-dagaalka-daacish\/","title":{"rendered":"Wasiirka Difaaca \u201cCiidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Puntland waxay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan dagaalka Daacish\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay garab istaagaan maamulka Puntland dagaalka lagula jiro kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in dowladda Federaalka ay horey u muujisay doonisteeda ku aaddan taageerada dagaalka, balse arrintaas mararka qaar la siyaasadeeyay. Sidoo kale, waxa uu bogaadiyay guulaha laga gaaray howlgallada ka dhanka ah kooxda Daacish.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Puntland waxay diyaar u yihiin inay kuwa maamulka ku garab siiyaan dagaalka Daacish,\u201d <!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_260405_091103_811.sdocx-->ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga ayaa intaas ku daray in ay jiraan ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo horey ugu sugnaa deegaannada Puntland, kuwaas oo leh khibrad dagaal oo ku saabsan la-dagaallanka Daacish, islamarkaana mar walba diyaar u ah inay qeyb ka noqdaan howlgallada socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay garab istaagaan maamulka Puntland dagaalka lagula jiro kooxda Daacish. Wasiirka ayaa xusay in dowladda Federaalka ay horey u muujisay doonisteeda ku aaddan taageerada dagaalka, balse arrintaas mararka qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559501","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559501"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559501\/revisions\/559506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}