{"id":559456,"date":"2026-04-04T14:23:22","date_gmt":"2026-04-04T11:23:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559456"},"modified":"2026-04-04T14:33:01","modified_gmt":"2026-04-04T11:33:01","slug":"hoggaamiyaha-kmg-koonfur-galbeed-oo-magacaabay-agaasimaha-guud-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hoggaamiyaha-kmg-koonfur-galbeed-oo-magacaabay-agaasimaha-guud-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay\u00a0Agaasimaha Guud Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Hoggaamiya koonfur Galbeed oo dhawan dowladda ay magacaawday ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulama uu la qaadanay odayaasha iyo waxgaradka degaanka kuwaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta nabadda\u00a0 iyo wadajirka bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559458 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775301675555.jpg\" alt=\"\" width=\"589\" height=\"795\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775301675555.jpg 589w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775301675555-222x300.jpg 222w\" sizes=\"auto, (max-width: 589px) 100vw, 589px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hoggaamiya koonfur Galbeed oo dhawan dowladda ay magacaawday ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulama uu la qaadanay odayaasha iyo waxgaradka degaanka kuwaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta nabadda\u00a0 iyo wadajirka bulshada. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":559459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559456","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559456"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559456\/revisions\/559462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}