{"id":559351,"date":"2026-04-02T22:33:57","date_gmt":"2026-04-02T19:33:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559351"},"modified":"2026-04-02T22:33:57","modified_gmt":"2026-04-02T19:33:57","slug":"hawlgal-ka-dhacay-hiiraan-oo-lagu-dilay-maleeshiyaad-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-ka-dhacay-hiiraan-oo-lagu-dilay-maleeshiyaad-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Baladweyne (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta ayaa deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya deegaanka Yasooman iyo degmada Moqokori ee bariga gobolka Hiiraan, waxay weerar dhabagal ah oo ay ka fuliyeen ku dileen maleeshiyo ka tirsan Khawaarijta oo watay gaari nooca Cabdi-bile ah. Hawlgalka waxaa lagu gubay gaarigiiay wateen, waxaana lagu dilay maleeshiyadii saarnaa, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, Kornayl Cali Cagey.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Ciidanka hawlgalkan fuliyay ayaa si nabad ah ugu soo laabtay goobihii ay weerarka ka qaadeen, iyagoo la wareegay hubkii ay wateen argagixisadu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta ayaa deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya deegaanka Yasooman iyo degmada Moqokori ee bariga gobolka Hiiraan, waxay weerar dhabagal ah oo ay ka fuliyeen ku dileen maleeshiyo ka tirsan Khawaarijta oo watay gaari nooca Cabdi-bile ah. Hawlgalka waxaa lagu gubay gaarigiiay wateen, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":559352,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559351","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559353,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559351\/revisions\/559353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}