{"id":559279,"date":"2026-04-02T12:08:36","date_gmt":"2026-04-02T09:08:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559279"},"modified":"2026-04-02T12:11:33","modified_gmt":"2026-04-02T09:11:33","slug":"xafiiska-hantidhowrka-guud-jfs-oo-soo-xiray-aqoon-kororsi-la-xiriiray-qiimeynta-khatarta-musuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-hantidhowrka-guud-jfs-oo-soo-xiray-aqoon-kororsi-la-xiriiray-qiimeynta-khatarta-musuqa\/","title":{"rendered":"Xafiiska Hantidhowrka Guud JFS oo soo xiray aqoon kororsi la xiriiray qiimeynta khatarta musuqa"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa soo gabagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan qiimeynta khatarta musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii u dhexeysay 30-ka Maarso ilaa 1-dii Abriil.<\/p>\n<p>Aqoon isweydaarsigan waxaa uu qayb ka yahay dadaallada Xafiiska Hantidhowrka Guud ee lagu xoojinayo hufnaanta, isla xisaabtanka iyo ilaalinta habraacyada ku aadan ka hortagga musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>Hirgelinta aqoon isweydaarsigan ayaa ku yimid iskaashi u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud iyo Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortagga Daroogada iyo Dembiyada \u00a0ee UNODC.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda UNODC ayaa bixisay taageerada farsamo ee lagu socodsiiyay aqoon kororsigaasi, halka Xafiiska Hantidhowrka Guud uu lahaa hoggaaminta iyo jihaynta aqoon isweydaarsiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559283 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon2-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559284 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/aqon3-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa soo gabagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan qiimeynta khatarta musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii u dhexeysay 30-ka Maarso ilaa 1-dii Abriil. Aqoon isweydaarsigan waxaa uu qayb ka yahay dadaallada Xafiiska Hantidhowrka Guud ee lagu xoojinayo hufnaanta, isla xisaabtanka iyo ilaalinta habraacyada ku aadan ka hortagga musuqmaasuqa. Hirgelinta aqoon isweydaarsigan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":559281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559279","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559279"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559285,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559279\/revisions\/559285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}