{"id":559246,"date":"2026-04-01T15:06:52","date_gmt":"2026-04-01T12:06:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559246"},"modified":"2026-04-01T15:06:52","modified_gmt":"2026-04-01T12:06:52","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-daah-furay-madasha-isku-duwidda-qaybta-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-daah-furay-madasha-isku-duwidda-qaybta-beeraha\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/p\/19Xpg2HNu7\/?mibextid=wwXIfr\">daah-furay<\/a> madasha isku-duwidda qaybta beeraha oo ay hirgelisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, taas oo loogu talagalay xoojinta isku-duwidda iyo wada-shaqeynta barnaamijyada horumarinta beeraha ee dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Madashan oo ay ka qayb qaadanayaan wasaarado kala duwan iyo hay\u2019adaha caalamiga ah sida FAO iyo WFP, ayaa diiradda saari doonta mideynta dadaallada dowladda, hay\u2019adaha horumarinta iyo daneeyayaasha kale, si loo kordhiyo wax-soo-saarka loona xoojiyo sugnaanta cuntada, iyadoo la hirgelinayo qorshe mideysan oo lagu horumarinayo qaybta beeraha ee Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Mudane Saalax Axmed Jaamac, Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, ayaa sheegay in barnaamijkan uu horseed u noqon doono horumarinta beeraleyda Soomaaliyeed, sidoo kalena laga hortagi doono xaaladaha abaaraha ee dhanka beeraha iyo adkeysiga isbeddelka cimilada.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta beeraha oo ay hirgelisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, taas oo loogu talagalay xoojinta isku-duwidda iyo wada-shaqeynta barnaamijyada horumarinta beeraha ee dalka. Madashan oo ay ka qayb qaadanayaan wasaarado kala duwan iyo hay\u2019adaha caalamiga ah sida FAO iyo WFP, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":559247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559246","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559248,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559246\/revisions\/559248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}