{"id":559155,"date":"2026-03-30T17:02:29","date_gmt":"2026-03-30T14:02:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559155"},"modified":"2026-03-30T17:02:29","modified_gmt":"2026-03-30T14:02:29","slug":"raiisal-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeeno-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeeno-cusub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa oo magacaabay wasiir ku xigeeno cusub"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, isla markaana gudanaya waajibka dastuuriga iyo talada Madaxweynaha JFS, waxa uu magacaabay Wasiir Ku-xigeennada cusub ee kala ah:<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Xasan Maxamed Cali Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Marwo Nadiifa Aadam Isaaq, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Ismaaciil Ciid Maxamed Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa u rajeeyay xubnaha cusub in ay xilkooda u gutaan si hufnaan oo karti iyo mas\u2019uuliyad ku dheehan tahay, isla markaana ay mudnaan siiyaan danta guud iyo horumarinta adeegyada ay Xukuumadda DanQaran u hayso Bulshada Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Ra\u2019iisul Wasaaruhu markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, isla markaana gudanaya waajibka dastuuriga iyo talada Madaxweynaha JFS, waxa uu magacaabay Wasiir Ku-xigeennada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":559156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559155\/revisions\/559157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}