{"id":559136,"date":"2026-03-30T10:30:41","date_gmt":"2026-03-30T07:30:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559136"},"modified":"2026-03-30T10:32:54","modified_gmt":"2026-03-30T07:32:54","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-somaliyeed-ayaa-howlgalo-culus-ka-sameeyay-deegaano-dhaca-shabellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-somaliyeed-ayaa-howlgalo-culus-ka-sameeyay-deegaano-dhaca-shabellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn ah Ka sameeyay Deegaanka Ay-buuteey, Jowhera awdheegle, Aseenda buube iyo Deegaanada dhaca Bariga Gobalka Shabellaha hoose<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa intii howlgalada ey ku jireen waxay baaritaano Ka sameeyen Xafadaha qaar waxay si gaar ah u bartilmaameydsadeen goobaha la tuhmayo iney gabaad Ka dhigan kaaraan Kooxaha Argagixisada ah<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa intii howlgalada ku jireen waxay Sido kale burburiyeen fariisimo gabaad u ahaa Kooxaha Argagixisada ah<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka ayaa kordhiyay howlgalada lagu Ciribtirayo Khawaarijta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn ah Ka sameeyay Deegaanka Ay-buuteey, Jowhera awdheegle, Aseenda buube iyo Deegaanada dhaca Bariga Gobalka Shabellaha hoose Ciidamada ayaa intii howlgalada ey ku jireen waxay baaritaano Ka sameeyen Xafadaha qaar waxay si gaar ah u bartilmaameydsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":553505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559136","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559136"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559139,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559136\/revisions\/559139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}