{"id":559070,"date":"2026-03-29T11:47:35","date_gmt":"2026-03-29T08:47:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559070"},"modified":"2026-03-29T11:47:35","modified_gmt":"2026-03-29T08:47:35","slug":"hayadda-nisa-oo-shaaciyay-liiska-horjoogayaal-lagu-dilay-hawlgalladii-u-dambeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nisa-oo-shaaciyay-liiska-horjoogayaal-lagu-dilay-hawlgalladii-u-dambeeyay\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda NISA oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA);&#8211;<\/strong>Liiska horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka 10-kii bilood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Muddo toban bilood ah oo la soo dhaafay, Ciidamada Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, waxay fuliyeen howlgallo qorshaysan oo lagu beegsanayay horjoogeyaasha iyo xubnaha muhiimka ah ee kooxda Khawaarijta. Howlgalladan oo isugu jiray duqeymo iyo weerarro dhulka ah ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray burburinta hoggaanka sare, xarumaha istaraatiijiga ah, iyo shabakadaha dhaqaale ee kooxda.<\/p>\n<p>Natiijada howlgaladan, waxaa lagu dilay tiro horjoogeyaal sare ah oo door muhiim ah ku lahaa abaabulka weerarrada, qorsheynta falalka argagixiso, iyo marin-habaabinta dhalinyarada. Dilka hoggaamiyeyaashan ayaa si weyn u wiiqay awooddii kooxda, isla markaana hoos u dhigay awooddooda abaabul iyo fulin.<\/p>\n<p><strong>QAYBTAN HOOSE KA AQRISO MAGACYADA HORJOOGAYAASHA KHAWAARIJTA LA LAAYAY:-\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559071 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392.jpg\" alt=\"\" width=\"964\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392.jpg 964w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392-226x300.jpg 226w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392-771x1024.jpg 771w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392-768x1020.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772812392-860x1142.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 964px) 100vw, 964px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559072 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760.jpg\" alt=\"\" width=\"964\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760.jpg 964w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760-226x300.jpg 226w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760-771x1024.jpg 771w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760-768x1020.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774772809760-860x1142.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 964px) 100vw, 964px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);&#8211;Liiska horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka 10-kii bilood ee la soo dhaafay. Muddo toban bilood ah oo la soo dhaafay, Ciidamada Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, waxay fuliyeen howlgallo qorshaysan oo lagu beegsanayay horjoogeyaasha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":553681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-559070","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":559073,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559070\/revisions\/559073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/553681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}