{"id":558954,"date":"2026-03-27T11:22:40","date_gmt":"2026-03-27T08:22:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558954"},"modified":"2026-03-27T13:17:24","modified_gmt":"2026-03-27T10:17:24","slug":"xulka-k-cagta-qaranka-oo-galabta-la-kulmaya-dhiggooda-mauritius","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-k-cagta-qaranka-oo-galabta-la-kulmaya-dhiggooda-mauritius\/","title":{"rendered":"Xulka K\/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius"},"content":{"rendered":"<p>Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim ah 4:00 PM xilliga Geeska Afrika la ciyaari doonaan dhiggooda Mauritius,<\/p>\n<p>Tababare Yuusuf Cali Nuur oo ah macalinta kooxda ayaa xulka qaranka u rajeeyay guul maadaama ay ku jiraan diyaargarowgii ugu dambeeyay,wuxuuna \u00a0ku booriyay in ay muujiyaan feejignaan, kalsooni iyo dadaal dheeri ah si ay u gaaraan natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed iyo dhammaan bulshada ku xiran kubadda cagta ayaa guul u rajeeyay xulka qaranka oo laga soo kala xulay gudaha Dalka iyo Dibadda.<\/p>\n<p>Kulanka galabta ayaa ah lugta koowaad ee ciyaaraha hordhaca ah ee isreeb-reebka tartanka Qaramada Afrika ee 2027.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim ah 4:00 PM xilliga Geeska Afrika la ciyaari doonaan dhiggooda Mauritius, Tababare Yuusuf Cali Nuur oo ah macalinta kooxda ayaa xulka qaranka u rajeeyay guul maadaama ay ku jiraan diyaargarowgii ugu dambeeyay,wuxuuna \u00a0ku booriyay in ay muujiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558954","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558954"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558954\/revisions\/558961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}