{"id":558916,"date":"2026-03-26T17:36:13","date_gmt":"2026-03-26T14:36:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558916"},"modified":"2026-03-27T06:57:43","modified_gmt":"2026-03-27T03:57:43","slug":"ciidamada-xoogga-iyo-kuwa-uganda-oo-jab-culus-u-geystay-maleeshiyaad-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-iyo-kuwa-uganda-oo-jab-culus-u-geystay-maleeshiyaad-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga iyo kuwa Uganda oo jab culus u geystay maleeshiyaad Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-SONNA- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku soo qaadaan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Intii uu socday hawlgalkan, waxaa la dilay in ka badan 40 dhagarqabe oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta, halka tiro kalena lagu dhaawacay.<\/p>\n<p>Deegaanka Mubaarak ayaa ka mid ah deegaannada istiraatiijiga ah ee bishii barakaysneed ee Ramadaan laga xoreeyay argagixisada, waxaana hadda ka socda dib-u-dhis iyo furista waddooyinka muhiimka ah ee ay argagixisadu horay u xireen.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska CXDS waxay sii wadi doonaan hawlgallada joogtada ah ee ka dhanka ah Khawaarijta, si loo xaqiijiyo amniga shacabka loogana ciribtiro argagixisada goob kasta oo ay isku dayaan inay gabbaad ka dhigtaan.<\/p>\n<blockquote><p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-558917\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-724x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164-860x1217.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774534819164.jpg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-SONNA- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku soo qaadaan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Intii uu socday hawlgalkan, waxaa la dilay in ka badan 40 dhagarqabe oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta, halka tiro kalena lagu dhaawacay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":514900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558916","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558916"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558943,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558916\/revisions\/558943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}