{"id":558910,"date":"2026-03-26T14:51:16","date_gmt":"2026-03-26T11:51:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558910"},"modified":"2026-03-26T14:51:29","modified_gmt":"2026-03-26T11:51:29","slug":"soomaaliya-iyo-spain-oo-kala-saxiixday-heshiis-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-spain-oo-kala-saxiixday-heshiis-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis muhiim ah\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibada u taagaya xoojinayo xiriirka labada dal,gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo dibolomaasiyadda.<\/p>\n<p>Munaasabadda saxiixa heshiiskan oo ka dhacday magaalada Madrid, waxaa ka qeybgalay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Spain, Diego Mart\u00ednez Bel\u00edo.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda xoojinta iskaashiga ee laba-geesoodka ah, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha badda , horumarinta dhaqaalaha iyo raadinta fursadaha maalgashi ee dhinacyadaasi.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Maxamed Cumar ayaa dib u xaqiijiyay sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la jaanqaadaya danaha qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Spain ayaa bogaadisay horumarka la taaban karo ee ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada xasilloonida iyo dib-u-dhiska qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibada u taagaya xoojinayo xiriirka labada dal,gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo dibolomaasiyadda. Munaasabadda saxiixa heshiiskan oo ka dhacday magaalada Madrid, waxaa ka qeybgalay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Spain, Diego Mart\u00ednez [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558911,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558910","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558913,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558910\/revisions\/558913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}