{"id":558890,"date":"2026-03-26T13:23:10","date_gmt":"2026-03-26T10:23:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558890"},"modified":"2026-03-26T13:23:10","modified_gmt":"2026-03-26T10:23:10","slug":"r-wasaare-xamsa-oo-xilalkii-ka-qaaday-wasiiru-dowlayaasha-wasaaradaha-batroolka-iyo-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-xamsa-oo-xilalkii-ka-qaaday-wasiiru-dowlayaasha-wasaaradaha-batroolka-iyo-beeraha\/","title":{"rendered":"R\/ Wasaare Xamsa oo xilalkii ka qaaday wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Batroolka iyo beeraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu cuskaday qodobada 120-aad iyo kan 117-aad ee dastuurka JFS iyo xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada, iyadoo isla markaana la tixgaliyay baahida loo qabo in la sii xoojiyo hawlaha wasaaradaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey masuuliyiintaan muddadii ay u soo shaqeeyeen Qaranka, wuxuuna oo u rajeeyey mustaqbal wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed. Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu cuskaday qodobada 120-aad iyo kan 117-aad ee dastuurka JFS iyo xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558890","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558892,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558890\/revisions\/558892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}