{"id":558868,"date":"2026-03-26T07:48:57","date_gmt":"2026-03-26T04:48:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558868"},"modified":"2026-03-26T07:48:57","modified_gmt":"2026-03-26T04:48:57","slug":"hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-la-kulmay-xubno-ka-socday-urur-goboleedka-eac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-la-kulmay-xubno-ka-socday-urur-goboleedka-eac\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo la kulmay xubno ka socday Urur Goboleedka (EAC)"},"content":{"rendered":"<p>Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xaruntiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC).<\/p>\n<p>Kulankaasi oo ahaa mid xasaasi ah waxaa \u00a0Hantidhowraha Guud ee Qaranka uu saxiixay qoraaladii ugu dambeyay ee la xiriiray baarista hantidhowr ee Golaha Jaamacadaha Bariga Afrika iyo sidoo kale shan mashruuc oo heer gobol ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxa uu hantidhowraha meelmariyay qorshaha baarista sanadkaan oo lagu wado in la bilaabo bisha Abriil 2026, iyadoo kulanka mudadii uu socday uu \u00a0goobjoog ka ahaa Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud Mudane Cabdijamaal Ismaaciil.<\/p>\n<p>Kulaka dhinacyadaasi waxa ay muujinayaan daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka heer gobo lee u dhexeeya Hay\u2019adaha Hantidhowrka Guud ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558872 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/3-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558873 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/4-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xaruntiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC). Kulankaasi oo ahaa mid xasaasi ah waxaa \u00a0Hantidhowraha Guud ee Qaranka uu saxiixay qoraaladii ugu dambeyay ee la xiriiray baarista hantidhowr ee Golaha Jaamacadaha Bariga Afrika iyo sidoo kale shan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558870,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558874,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558868\/revisions\/558874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558870"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}