{"id":558752,"date":"2026-03-23T22:02:31","date_gmt":"2026-03-23T19:02:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558752"},"modified":"2026-03-24T10:42:28","modified_gmt":"2026-03-24T07:42:28","slug":"wasaaradda-ganacsiga-oo-dhiirrigalinaysa-kordhinta-wax-soosaarka-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-ganacsiga-oo-dhiirrigalinaysa-kordhinta-wax-soosaarka-gudaha\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta siyaasad jihaynaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha dalka, si sare loogu qaado iskufilnaasha dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in dalka loo soo dhoofiyo waxyaabo badan oo gudaha laga soo saari karo, si taas looga jawaabaya Wasaaradda ganacsigu ay diiradda saarayso kordhinta wax-soosaarka warshadaha, taas oo dhinaca kale abuuraysa fursado shaqo oo ballaaran.<\/p>\n<p>&#8220;Xoolaha la dhoofinayo in loo badalo hilib, neefka marka la qalo maqaarka waxbaa laga samayn karaa, lafahana waxbaa laga samayn karaa, halkaas shaqo abuur baa kandhalanaya&#8221; ayuu yiri wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in Soomaaliya ay haysato fursado badan oo ka saacidaya inay wax-soosaarkeeda gudaha kobciso maadaama ay haysato suuqa weyn ee EAC ee dhowaan dalku ku biiray iyo suuqyada kale ee caalamka oo dalab badan uu ka jiro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta siyaasad jihaynaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha dalka, si sare loogu qaado iskufilnaasha dalka. Wasiirka ayaa xusay in dalka loo soo dhoofiyo waxyaabo badan oo gudaha laga soo saari karo, si taas looga jawaabaya Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":558753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558752","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558752"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558752\/revisions\/558756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}