{"id":558563,"date":"2026-03-19T13:35:17","date_gmt":"2026-03-19T10:35:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558563"},"modified":"2026-03-19T13:46:45","modified_gmt":"2026-03-19T10:46:45","slug":"jaaliyadda-finlad-oo-aas-u-sameeyay-qoys-ka-kooban-5-ruux-oo-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaaliyadda-finlad-oo-aas-u-sameeyay-qoys-ka-kooban-5-ruux-oo-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Finlad oo aas u sameeyay qoys ka kooban 5 ruux oo Soomaali ah"},"content":{"rendered":"<p>Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u aasay qoys ka kooban 5 ruux oo si ula kac ah dab loogu qabad-siiyay dhismo ay ka deganaayeen Magaalada Faanta ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Dilka qoyskaasi oo ay sababeen dab la qabadsiiyay dhisno ay daganaayeen waxaa ku dhintay Aabbe Xasan Maxamed Xasan,Hooyo Xafsa C\/Laahi Cismaan iyo 3 caruur carruur oo ay dhaleen,kuwaas oo kala ahaa Huddo Xasan oo 8 jir aheyd, Hanad Xasan oo 6 jir ahaa iy o Haaruun Xasan oo 3 jir ahaa.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah jaaliyadda Soomaalida ee Finland oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa muujiyay sida ay u taabteen shilkaasi naxdinta leh,waxayna qoyskaasi oo la aasay Alle uga baryeen in uu ka waraabiyo Janadii Fardowsa.<\/p>\n<p>Shilkaan ayaa 3 dii bishaan Maarso ka dhacay Magaalada Faanta ee Dalka Finland,waxaana geystay nin u dhashay Finlad oo la tilmaamay in xilligaan lagu hato xabsi ku yaalla dalkaasi.<\/p>\n<p>dabkaasi oo loo sameeyay si ulakac ah,waxaa kooxaha dabdamiska ay ka ka badbaadiyeen Hidaaya Xasan oo dhalatay todobaad kahor.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558569 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas-1.png\" alt=\"\" width=\"1004\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas-1.png 1004w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas-1-300x149.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas-1-768x380.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas-1-860x426.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1004px) 100vw, 1004px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558570 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas2-1.png\" alt=\"\" width=\"994\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas2-1.png 994w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas2-1-300x150.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas2-1-768x385.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas2-1-860x431.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 994px) 100vw, 994px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558571 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas3.png\" alt=\"\" width=\"993\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas3.png 993w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas3-300x151.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas3-768x387.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/aas3-860x434.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 993px) 100vw, 993px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u aasay qoys ka kooban 5 ruux oo si ula kac ah dab loogu qabad-siiyay dhismo ay ka deganaayeen Magaalada Faanta ee dalkaasi. Dilka qoyskaasi oo ay sababeen dab la qabadsiiyay dhisno ay daganaayeen waxaa ku dhintay Aabbe Xasan Maxamed Xasan,Hooyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558563","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558563"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558574,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558563\/revisions\/558574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}