{"id":558516,"date":"2026-03-18T10:39:28","date_gmt":"2026-03-18T07:39:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558516"},"modified":"2026-03-19T06:11:16","modified_gmt":"2026-03-19T03:11:16","slug":"maamulka-cisbitaalka-xoogga-dalka-oo-qoysas-bukaanno-ah-u-qeybiyay-adeegyo-dhanka-ciidda-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-cisbitaalka-xoogga-dalka-oo-qoysas-bukaanno-ah-u-qeybiyay-adeegyo-dhanka-ciidda-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Cisbitaalka Xoogga Dalka oo qoysas bukaanno ah u qeybiyay adeegyo dhanka ciidda ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdidho-SONNA- Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si ay ula wadaagaan farxadda Ciida isla markaana ay u dareemaan daryeel iyo garab istaag xilli ay ku jiraan xaalad caafimaad.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada maamulka isbitaalka ee lagu taageerayo bukaannada aan awoodin inay guryahooda kula ciidaan qoysaskooda, iyadoo sidoo kale lagu xoojinayo niyad-dhiska iyo daryeelka bukaannada.<\/p>\n<p>Maamulka Isbitaalka Xoogga ayaa xusay in Taliska Ciidanka XDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ay si joogto ah u taageeraan horumarinta adeegyada caafimaadka, gaar ahaan kuwa lagu garab istaagayo ciidanka iyo bulshada u baahan daryeelka caafimaad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, maamulka isbitaalka ayaa caddeeyay inay sii wadi doonaan barnaamijyada niyad-dhiska bukaannada, si loo hubiyo in qof kasta oo ku jira Isbitaalka Xoogga uu helo daryeel caafimaad oo tayo leh iyo garab istaag bani\u2019aadamnimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdidho-SONNA- Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si ay ula wadaagaan farxadda Ciida isla markaana ay u dareemaan daryeel iyo garab istaag xilli ay ku jiraan xaalad caafimaad. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada maamulka isbitaalka ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":558517,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558516","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558516"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558552,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558516\/revisions\/558552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}