{"id":558378,"date":"2026-03-14T20:35:14","date_gmt":"2026-03-14T17:35:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558378"},"modified":"2026-03-14T20:35:14","modified_gmt":"2026-03-14T17:35:14","slug":"golaha-aqalka-sare-ee-bjfs-oo-ku-guuleystay-fulinta-waajibaadyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-ee-bjfs-oo-ku-guuleystay-fulinta-waajibaadyo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka sare ee BJFS oo ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda ka qaatay xoojinta nidaamka dowladnimo ee dalka, horumarinta hanaanka sharci-dejinta iyo ilaalinta danaha dowlad-goboleedyada, Intii lagu jiray muddadaas, Goluhu wuxuu si hufan u gutay mas\u2019uuliyadaha dastuuriga ah ee loo xilsaaray, isagoo door firfircoon ka qaatay kobcinta wada-shaqeynta heerarka kala duwan ee dowladda iyo adkeynta nidaamka dowliga ah.<\/p>\n<p>Jaantuska (Infograph) hoose waxaa ku xusan howlaha iyo guulaha ugu muhiimsan ee Golaha u qabsoomay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-558379\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052-300x245.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"245\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052-300x245.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052-1024x835.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052-768x626.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052-860x702.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0052.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda ka qaatay xoojinta nidaamka dowladnimo ee dalka, horumarinta hanaanka sharci-dejinta iyo ilaalinta danaha dowlad-goboleedyada, Intii lagu jiray muddadaas, Goluhu wuxuu si hufan u gutay mas\u2019uuliyadaha dastuuriga ah ee loo xilsaaray, isagoo door firfircoon ka qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":558379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558380,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558378\/revisions\/558380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}