{"id":558363,"date":"2026-03-14T11:18:23","date_gmt":"2026-03-14T08:18:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558363"},"modified":"2026-03-14T14:20:31","modified_gmt":"2026-03-14T11:20:31","slug":"r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-ka-hadlay-heshiis-lala-galay-west-virginia-oo-la-xiriira-horumarinta-khayraadka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-ka-hadlay-heshiis-lala-galay-west-virginia-oo-la-xiriira-horumarinta-khayraadka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay  heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho-SONNA- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka West Virginia ee ddalka Mareeykanka\u00a0 kaas oo la xiriira iskaashi ku saabsan horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saalax Axmed Jaamac Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka ayaa tilmaamay in iskaashigan uu diiradda saarayo dhinacyada sahaminta macdanta, horumarinta tiknoolajiyada la xiriirta khayraadka dabiiciga ah iyo kobcinta aqoonta farsamo ee arrimaha macdanta. Sidoo kale wuxuu xusay in qaraarku uu furi karo albaab cusub oo maalgashi iyo iskaashi caalami ah, taas oo gacan ka geysan karta kobaca dhaqaalaha iyo abuurista fursado shaqo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa yiri: \u201cDowladda Soomaaliya waxay danaynaysaa in la helo wada-shaqayn wax ku ool ah oo ka caawisa dalka in si habsami leh looga faa\u2019iidaysto khayraadka dabiiciga ah.\u201d<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Ugu dambayn, Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in khayraadka dalka loo maareeyo si hufan oo waafaqsan danaha shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-SONNA- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka West Virginia ee ddalka Mareeykanka\u00a0 kaas oo la xiriira iskaashi ku saabsan horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya. Saalax Axmed Jaamac Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka ayaa tilmaamay in iskaashigan uu diiradda saarayo dhinacyada sahaminta macdanta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":519503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558363","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558363"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558376,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558363\/revisions\/558376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}