{"id":558326,"date":"2026-03-13T13:51:44","date_gmt":"2026-03-13T10:51:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558326"},"modified":"2026-03-13T13:57:49","modified_gmt":"2026-03-13T10:57:49","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlo-biyo-dhaamin-ah-ka-wada-deegaanno-dhaca-gaalgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlo-biyo-dhaamin-ah-ka-wada-deegaanno-dhaca-gaalgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca  Gaalgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka Maraay-Suuleey oo kamid ah Gobolka Gaalgaduud.<\/p>\n<p>Howlahaan biyo dhaaminta ah ee loo sameeyay qoysas badan oo ay saameeyeen abaaraha waxaa horkacaayey Taliyaha ururka Todoaad,,Gutada 18-aad,qeybta koowaad ee ciidanka kumaandoosta Gorgor G\/Lle Maxamed Macalin Abuukar Shaarib<\/p>\n<p>Sarakiisha ciidan ee ku sugan deegaanada dhaca bariga Masagawaay ayaa sheegay in howlahaan biyo dhaaminta ah ay qeyb ka yihiin \u00a0dadaalka loogu jiro samotabixinta dadka ay saameeyeen abaaraha.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Maraay-Suuleey ayaa soo dhoweeyay adeegaasi biyo dhaaminta ah ,waxayna mahad ballaaran u direen ciidamada geesiyada ah ee ka howlgala guud ahaan Gobolka Gaalgaduud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558333 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur2.png\" alt=\"\" width=\"1012\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur2.png 1012w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur2-300x144.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur2-768x368.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur2-860x412.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1012px) 100vw, 1012px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558334 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur3.png\" alt=\"\" width=\"1004\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur3.png 1004w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur3-300x147.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur3-768x377.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/gur3-860x422.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1004px) 100vw, 1004px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka Maraay-Suuleey oo kamid ah Gobolka Gaalgaduud. Howlahaan biyo dhaaminta ah ee loo sameeyay qoysas badan oo ay saameeyeen abaaraha waxaa horkacaayey Taliyaha ururka Todoaad,,Gutada 18-aad,qeybta koowaad ee ciidanka kumaandoosta Gorgor G\/Lle Maxamed Macalin Abuukar Shaarib Sarakiisha ciidan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558326"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558335,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558326\/revisions\/558335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}