{"id":558315,"date":"2026-03-13T10:27:06","date_gmt":"2026-03-13T07:27:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558315"},"modified":"2026-03-13T13:12:16","modified_gmt":"2026-03-13T10:12:16","slug":"wasaaradda-batroolka-xfs-oo-ka-hadashay-cabashooyinka-dadweynaha-ee-dhanka-shidaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-batroolka-xfs-oo-ka-hadashay-cabashooyinka-dadweynaha-ee-dhanka-shidaalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka ee ay dhaliyeen ganacsatada shiidaalka ee ka xoogsada caasimadda iyo gobolada kale ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la kulmi doonaa ganacsatada,,anagoo kala hadleyna dhimista kharashka ee nuucyada shidaalka\u201dayuu yiri Maxamed Xaashi oo intaa raaciyay in ganacsatada aysan xaq u laheyn in ay ka faa\u2019ideystaan xaaladaha guud ee ku soo kordhay caalamka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa xusay in ka wasaarad ahaan ay Ku dadaalayaan sidii loo dhimi lahaa qiimaha shiidaalka ee ay ku tiirsan yihiin dadweynaha,wuxuuna dhinaca kale sheegay in ganacsatada ay ku qaldan yihiin in ay faa\u2019iido badan ka raadiyaan shiidaalka.<\/p>\n<p>Maxamed Xaashi waxa uu caddeeyay in maalmaha soo socda ay soo saari doonaan go\u2019aano khuseeya xagga shiidaalka,isagoo docda kale ku baaqay in ganacsatada shidaalka iyo gaadiidleyda dadweynaha ay u dhimriyaan bulshada Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Labadii todobaad ee u dambeeyay waxaa guud ahaan casaslamka,gaar ahaan Gudaha dalka ka jiray cabashooyin xoogan oo la xiriiray sare u kaca ku yimid qiimaha la kala siisto gaaska loo isticmaalo cunto karinta iyo shiidaalka kale ee ay ku shaqeeyaan gaagiidka iyo matoorada korontada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka ee ay dhaliyeen ganacsatada shiidaalka ee ka xoogsada caasimadda iyo gobolada kale ee dalka. \u201cWaxaan la kulmi doonaa ganacsatada,,anagoo kala hadleyna dhimista kharashka ee nuucyada shidaalka\u201dayuu yiri Maxamed Xaashi oo intaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558315","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558315"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558325,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558315\/revisions\/558325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}