{"id":558281,"date":"2026-03-12T14:13:10","date_gmt":"2026-03-12T11:13:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558281"},"modified":"2026-03-12T15:23:41","modified_gmt":"2026-03-12T12:23:41","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-la-dardaarmay-ciidan-loo-diyaariyay-tababar-dhanka-dibadda-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-la-dardaarmay-ciidan-loo-diyaariyay-tababar-dhanka-dibadda-ah\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka <strong>S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud<\/strong> oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka oo loo qaadayo tababar xagga dibadda ah ayaa ka waramay ahmiyadda tababarkasi aqoon kororsiga ah uu u leeyahay ciidanka dalka iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in looga soo dhalaalo barashada aqoonta ee loogu talagalay in lagu dhiso xirfadaha ciidanka.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xusay in cutubkaasi ay soo qaadan doonaan xirfado ku saabsan barashada Madallaadka ama waxa loo yaqaanno adeegga isticmaalka baarashuutka ee looga soo dhaadhaco gaadiidka cirka,gaar ahaan diyaaradaha ciidamada.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ayaa qiray in tababarkaasi aqoon kororsiga ah uu yahay mid culus oo u baahan ad-adeeg iyo dulqaad,isagoo dhinaca kalena faray in waji furfuran ay kula dhaqmaan ciidamada shisheeye ee ay la qaadan doonaan tababrkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaa muhiim in aad go\u2019aamisaan fursadaha ay heli doonaan ciidanka idinka dambeeya ee loo qaadayo dibadaha\u201dsidaasi waxaa yiri Taliyaha Ciidanka Xoogga Ibraahim Maxamed Maxamuud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558284 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/talie-2.png\" alt=\"\" width=\"990\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/talie-2.png 990w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/talie-2-300x146.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/talie-2-768x375.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/talie-2-860x420.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 990px) 100vw, 990px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka oo loo qaadayo tababar xagga dibadda ah ayaa ka waramay ahmiyadda tababarkasi aqoon kororsiga ah uu u leeyahay ciidanka dalka iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in looga soo dhalaalo barashada aqoonta ee loogu talagalay in lagu dhiso xirfadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558281"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558289,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558281\/revisions\/558289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}