{"id":558211,"date":"2026-03-10T14:27:08","date_gmt":"2026-03-10T11:27:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558211"},"modified":"2026-03-10T14:28:47","modified_gmt":"2026-03-10T11:28:47","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-sheegay-in-soomaaliya-u-socoto-dhanka-nidaamyo-xooggan-oo-ka-jawaaba-masiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-sheegay-in-soomaaliya-u-socoto-dhanka-nidaamyo-xooggan-oo-ka-jawaaba-masiibooyinka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka jawaabista masiibooyinka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan la dhayalsan karin khasaaraha ka dhasha dib-u-dhaca gurmadka masiibooyinka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa caddeeyay in Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka ay u aqoonsatay Nidaamka Badbaadada Bulshada ee ka jawaabista Masiibooyinka (SRSP) inuu yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah gurmadka qaranka, isagoo uga mahadceliyay Hay\u2019adaha FCDO ee UK iyo WFP taageerada ay<\/div>\n<div dir=\"auto\">ka geysteen dhisidda nidaamkan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, wuxuu ugu baaqay saaxiibada caalamka in wixii taageero ah hada kadib lagu shubo Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka (National DRM Fund) si loo xoojiyo awooda qaranka, korna loogu qaado ka jawaabista xaaladaha bini\u2019aadannimo ee dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/p\/1FK1gdGcZY\/\">War la xariira\u00a0<\/a><\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka jawaabista masiibooyinka. Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":558212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558211","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558211"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558215,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558211\/revisions\/558215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}