{"id":558197,"date":"2026-03-10T12:03:21","date_gmt":"2026-03-10T09:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558197"},"modified":"2026-03-10T12:15:24","modified_gmt":"2026-03-10T09:15:24","slug":"jaaliyadda-soomaalida-ee-xadarmuut-oo-afur-u-sameeyay-safiirka-soomaaliya-ee-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaaliyadda-soomaalida-ee-xadarmuut-oo-afur-u-sameeyay-safiirka-soomaaliya-ee-yemen\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C\/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa ka qeybgalay xaflad afurin ah oo ay soo abaabuleen jaaliyadda Soomaalida,halkaasi oo la isku weydaarsaday warbixinno ka hadlaya xaaladda dalka iyo arrimaha dadka Soomaalida ah ee ku nool Dalka Yemen.<\/p>\n<p>Hadal gaaban oo uu xafladdii afurinta ka jeediyay danjire C\/Xakiim Maxamed Axmed waxa uu sheegay in ay matalaan shacabka,isla markaana ay diyaar u yihiin in meel kasta ay ku qaabilaan muwaadiniinta Soomaalida ,si loogu fududeeyo adeegyada kala duwan ee ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa ka dhawaajiyay in Gobolka Xadarmuud ay ka bilaabi doonaan bixinta baasaboorada \u00a0iyo dukumiintiyada kale ee lagama maaarmaanka u ah jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Yemen.<\/p>\n<p>Xafladdaasi afurinta ah waxaa soo qabanqaabiyay Marwo Suleeq Cumar Cali oo ka shaqeysa isku xirka arrimaha jaaliyadda,gaar ahaan dhaqdhaqaaqyada bulshada iyo horumarkooda.<\/p>\n<p>h.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558209 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2.png\" alt=\"\" width=\"1088\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2.png 1088w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2-300x145.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2-1024x494.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2-768x371.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/xa3-2-860x415.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1088px) 100vw, 1088px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-558207 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/ok.png\" alt=\"\" width=\"1076\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/ok.png 628w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/ok-300x155.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C\/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran. Safiirka ayaa ka qeybgalay xaflad afurin ah oo ay soo abaabuleen jaaliyadda Soomaalida,halkaasi oo la isku weydaarsaday warbixinno ka hadlaya xaaladda dalka iyo arrimaha dadka Soomaalida ah ee ku nool Dalka Yemen. Hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":558202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558197","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558197"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558210,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558197\/revisions\/558210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}