{"id":558186,"date":"2026-03-09T22:59:09","date_gmt":"2026-03-09T19:59:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558186"},"modified":"2026-03-09T22:59:09","modified_gmt":"2026-03-09T19:59:09","slug":"wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-wfp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-wfp\/","title":{"rendered":"Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay\u2019adda WFP"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socday Hay\u2019adda Cuntada Adduunka (WFP), kaasoo ujeedadiisu ahayd dardargelinta dadaallada xal loogu raadinayo xaaladaha abaaraha dalka, gaar ahaan dadka xoola-dhaqatada, iyo xoojinta arrimaha farsamo ee la xiriira horumarinta wax-soosaarka kheyraadka xoolaha.<\/p>\n<p>Madaxa WFP, oo ah masuul sare oo hadda loo magacaabay hogaaminta barnaamijyada WFP ee Soomaaliya, ayaa ka mahadceliyay wadashaqeynta joogtada ah ee u dhexeysa WFP iyo Wasaaradda.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa si qoto-dheer uga wada hadlay xaaladda cunno-yari ee dalka ka jirta iyo sidii loo laba-laabi lahaa faragelinta hadda la awoodo, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray marxaladaha adag ee ku saabsan gar-gaaridda iyo horumarinta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, WFP iyo Wasaaradda ayaa hoosta ka xariiqay in si dhow loo iska kaashado xoojinta arrimaha farsamo, si loo abuuro fursado dheeri ah oo maalgelin loogu sameeyo horumarinta wax-soosaarka xoolaha.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-558187\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086191889.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-558188\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086221870.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-558189\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1773086226133.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socday Hay\u2019adda Cuntada Adduunka (WFP), kaasoo ujeedadiisu ahayd dardargelinta dadaallada xal loogu raadinayo xaaladaha abaaraha dalka, gaar ahaan dadka xoola-dhaqatada, iyo xoojinta arrimaha farsamo ee la xiriira horumarinta wax-soosaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":558188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558190,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558186\/revisions\/558190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}