{"id":558122,"date":"2026-03-09T04:12:24","date_gmt":"2026-03-09T01:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=558122"},"modified":"2026-03-09T04:12:24","modified_gmt":"2026-03-09T01:12:24","slug":"fariinta-madaxweynaha-jfs-ee-maalinta-haweenka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/fariinta-madaxweynaha-jfs-ee-maalinta-haweenka-adduunka\/","title":{"rendered":"Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ee 8 Maarso.<\/p>\n<p>Haweenka Soomaaliyeed waxay laf-dhabar u yihiin horumarka bulshada iyo dhismaha dowladnimada, waxa ay kaalin muhiim ah ka qaadanayaan halganka qaran ee lagula jiro Khawaarijta, iyagoo aasaas u ah howlgallada xoreynta iyo barnaamijyada dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Haweenka Soomaaliyeed waxa ay hormuud ka yihiin barnaamijka dimuqraadiyadda dalka, gaar ahaan hirgelinta doorashooyinka dadweynaha ee qof iyo cod.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go\u2019an in la xoojiyo ka-qaybgalka haweenka ee hoggaaminta, siyaasadda iyo go\u2019aan-qaadashada.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, waxaan ku bogaadinayaa haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda, dulqaadkooda iyo kaalintooda lama ilaawaanka ah ee ay ku leeyihiin horumarka dalka.<\/p>\n<p>Waxaan idiin rajaynayaa horumar iyo guulo joogto ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-558123\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-300x300.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-1024x1024.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-150x150.jpeg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-768x768.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021-860x860.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0021.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ee 8 Maarso. Haweenka Soomaaliyeed waxay laf-dhabar u yihiin horumarka bulshada iyo dhismaha dowladnimada, waxa ay kaalin muhiim ah ka qaadanayaan halganka qaran ee lagula jiro Khawaarijta, iyagoo aasaas u ah howlgallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":558123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-558122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=558122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":558124,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/558122\/revisions\/558124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=558122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=558122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=558122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}