{"id":557865,"date":"2026-03-06T14:10:17","date_gmt":"2026-03-06T11:10:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557865"},"modified":"2026-03-06T14:56:09","modified_gmt":"2026-03-06T11:56:09","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-daahfuray-mashruuca-barista-caafimaadka-indhaha-ee-ardayda-dugsiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-daahfuray-mashruuca-barista-caafimaadka-indhaha-ee-ardayda-dugsiyada\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan \u00a0ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka aragga carruurta ee dhigata dugsiyada dalka.<\/p>\n<p>Mashruucaan oo ay iska kaashaday hey\u2019adaha Direct Aid , Human Appeal iyo wasaaradda Caafimaadka XFS,waxaa ujeedku yahay in kor loo qaado wacyigalinta ardayda iyo in baaritaanno xagga indhaha ah lagu sameeyo \u00a0aragga ardayda dugsiyada ee dalka.<\/p>\n<p>Kulanka daahfurka oo ay ka qeybgaleen mas\u2019uuliyiin ka kala socday wasaaradaha waxbarashada,Caafimaadka iyo marti sharaf kale,waxaaka hadlay Wasiirka Caafimaadka XFS Cali Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Mashruucaan ayaa lagu wadaa in laga bilaabo Gobolka Banaadir,iyadoo kadibna loo gudbi doono gobolada dalka,waxaana barnaamijkaan oo loo qorsheeyay in ka badan laba boqol oo kun oo arday ah,qeyb ka noqon doona macalimiinta dugsiyada ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557874 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc4.png\" alt=\"\" width=\"986\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc4.png 986w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc4-300x150.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc4-768x384.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc4-860x430.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 986px) 100vw, 986px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557875 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc7.png\" alt=\"\" width=\"992\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc7.png 992w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc7-300x150.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc7-768x385.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/wc7-860x431.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 992px) 100vw, 992px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan \u00a0ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka aragga carruurta ee dhigata dugsiyada dalka. Mashruucaan oo ay iska kaashaday hey\u2019adaha Direct Aid , Human Appeal iyo wasaaradda Caafimaadka XFS,waxaa ujeedku yahay in kor loo qaado wacyigalinta ardayda iyo in baaritaanno xagga indhaha ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557865","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557865"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557876,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557865\/revisions\/557876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}