{"id":557819,"date":"2026-03-05T14:27:19","date_gmt":"2026-03-05T11:27:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557819"},"modified":"2026-03-05T14:27:19","modified_gmt":"2026-03-05T11:27:19","slug":"wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-soo-dhoweysay-ansixinta-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-soo-dhoweysay-ansixinta-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ansixinta dastuurka ayaa lagu sheegay in y tahay tallaabo taariikhi ah oo lagu qabyo-tiray dastuurkii KMG ahaa,iyadoo saldhig looga dhigay heshiis bulsho oo kala asteynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka kala duwan ee hay\u2019adaha federaalka.<\/p>\n<p>Qoraalkaan taageerada ah ee ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta\u00a0 ayaa lagu xusay in dadaalka ku aadan ansixinta dastuurka ay xoojinayaan dowlad-wanaagga, isla xisaabtanka iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ansixinta dastuurka ayaa lagu sheegay in y tahay tallaabo taariikhi ah oo lagu qabyo-tiray dastuurkii KMG ahaa,iyadoo saldhig looga dhigay heshiis bulsho oo kala asteynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka kala duwan ee hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557819","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557820,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557819\/revisions\/557820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}