{"id":557809,"date":"2026-03-05T13:09:05","date_gmt":"2026-03-05T10:09:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557809"},"modified":"2026-03-05T13:09:53","modified_gmt":"2026-03-05T10:09:53","slug":"wasaaradda-hawlaha-guud-xfs-oo-taageertay-ansixinta-baarlamaanka-ee-dastuurka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-hawlaha-guud-xfs-oo-taageertay-ansixinta-baarlamaanka-ee-dastuurka-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Hawlaha Guud XFS oo taageertay ansixinta baarlamaanka ee dastuurka dalka"},"content":{"rendered":"<p>\ud835\udde0\ud835\udde8\ud835\udde4\ud835\uddd7\ud835\udddc\ud835\udde6\ud835\udddb\ud835\udde2 .SONNA\u2026Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guuud Xil. Ayuub Ismaaciil ayaa tallaabadaan taariikhiga ah ku tilmaamay in ay\u00a0 dhammaystireyso qabyo-tirkii dastuurkii KMG, isla markaana saldhig u noqoneysa heshiis bulsho oo caddeynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka kala duwan ee hay\u2019adaha federaalka.<\/p>\n<p>&#8220;Ansixinta iyo dhameystirka waxay xoojinaysa mabaadi\u2019da dowlad-wanaagga, isla xisaabtanka iyo midnimada qaranka, iyadoo dhidibada u aasaysa nidaam dowladeed oo ku saleysan sharci, hufnaan iyo wadajir&#8221; ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guuud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\ud835\udde0\ud835\udde8\ud835\udde4\ud835\uddd7\ud835\udddc\ud835\udde6\ud835\udddb\ud835\udde2 .SONNA\u2026Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guuud Xil. Ayuub Ismaaciil ayaa tallaabadaan taariikhiga ah ku tilmaamay in ay\u00a0 dhammaystireyso qabyo-tirkii dastuurkii KMG, isla markaana saldhig u noqoneysa heshiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557809","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557809"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557813,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557809\/revisions\/557813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}