{"id":557794,"date":"2026-03-05T10:50:11","date_gmt":"2026-03-05T07:50:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557794"},"modified":"2026-03-05T10:51:14","modified_gmt":"2026-03-05T07:51:14","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-soo-dhoweysay-ansixinta-dastuurka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-soo-dhoweysay-ansixinta-dastuurka-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta XFS \u00a0iyo madaxda kale ee wasaaradda ayaa soo dhoweeyay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa ansixinta dastuurka ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah oo lagu qabyo-tiray dastuurkii KMG ahaa, looguna saldhigay heshiis bulsho oo kala asteynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka hay\u2019adaha federaalka ah, isla markaana xoojinaya dowlad-wanaagga, isla xisaabtanka iyo wadajirka qaranka.<\/p>\n<p>&#8220;Ansixinta Dastuurkaan waxay astaan u tahay marxalad cusub oo lagu xaqiijinayo dowlad ku dhisan sharci adag iyo kalsooni dadweyne, taas oo saldhig u ah shaqada Wasaaradda ee ku aaddan helidda maamullo ku yimaada rabitaan bulsho, horumarinta nidaamka federaalka, xoojinta dib-u-heshiisiinta iyo midnimada bulshada.<\/p>\n<p>Qoraalkaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu yiri \u201cwasaaradda waxaa ka go\u2019an hirgelinta qodobada dastuurka, si loo dardargeliyo dhismaha dowlad adag, mideysan oo waarta&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta XFS \u00a0iyo madaxda kale ee wasaaradda ayaa soo dhoweeyay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka dalka. Wasaaradda ayaa ansixinta dastuurka ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah oo lagu qabyo-tiray dastuurkii KMG ahaa, looguna saldhigay heshiis bulsho oo kala asteynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka hay\u2019adaha federaalka ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557794","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557794"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557797,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557794\/revisions\/557797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}