{"id":557744,"date":"2026-03-04T11:08:54","date_gmt":"2026-03-04T08:08:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557744"},"modified":"2026-03-04T11:12:09","modified_gmt":"2026-03-04T08:12:09","slug":"dowladds-soomaaliya-ayaa-bixisay-malaayiin-dollar-oo-ah-caymiska-xoollaha-iyadoo-gaarsiisay-qoysasla-abaaruhu-saameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladds-soomaaliya-ayaa-bixisay-malaayiin-dollar-oo-ah-caymiska-xoollaha-iyadoo-gaarsiisay-qoysasla-abaaruhu-saameeyeen\/","title":{"rendered":"Dowladds Soomaaliya ayaa bixisay malaayiin dollar oo ah caymiska xoollaha iyadoo gaarsiisay qoysaska abaaruhu saameeyeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha,Lacagtan waxaa si toos ah loo gaarsiiyay xoolo dhaqatada dalka ee ka faa&#8217;iidaystay barnaamijka DRIVE ee caymiska xoolaha.<\/p>\n<p>Lacagtan waxaa helay 17,734 xoolo-dhaqato ah oo is diwaangeliyay xilliyadii Gu\u2019ga (April 2025) iyo Dayrta (October 2025).<\/p>\n<p>Bixinta caymiskan waxay timid kadib markii tusmada abaaraha Takaful ee ku salaysan xogta dayax gacmeedka uu xaqiijiyay in roob la\u2019aantii dhacday Dayrtii October\u2013December 2025 ay si weyn u baabi&#8217;isay dhul daaqsimeedka gobollo badan, Xoolo dhaqatadii iibsatay caymiska abaaraha waxaa lacagaha si toos ah loogu shubay akoonnadooda moobilka.<\/p>\n<p>Qoysaska helay lacagtan ma aheyn kaalmo la siiyay, balse waa dad horey u iibsaday caymiska Takaful, oo ah nidaam waafaqsan Shareecada Islaamka kuna dhisan mabda\u2019a wadaagga khataraha iyo iskaashiga bulshada. Caymiska Takaful waa aalad maaliyadeed oo lagu xoojinayo adkeysiga dhaqaale ee xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Barnaamijka DRIVE waa tusaale ka mid ah hindisaha cusub ee Bangiga Adduunka ee la yiraahdo &#8216;AgriConnect&#8217;, kaas oo isku xiraya saddex arrin oo muhiim ah: 1-dib-u-habayn sharciyeed (sida hirgelinta Sharciga Takaful), 2-maalgelin guud iyo mid gaar, iyo 3-maalgashiga kaabayaasha dhijitaalka ah, Waxa uu si isku dhafan isugu xirayaa suuqyada xoolo-dhaqatada, adeegyada maaliyadeed, tignoolajiyada, iyo horumarinta xirfadaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557745 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116.jpg\" alt=\"\" width=\"1444\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116.jpg 1444w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116-722x1024.jpg 722w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116-768x1089.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116-1083x1536.jpg 1083w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1772611409116-860x1220.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1444px) 100vw, 1444px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha,Lacagtan waxaa si toos ah loo gaarsiiyay xoolo dhaqatada dalka ee ka faa&#8217;iidaystay barnaamijka DRIVE ee caymiska xoolaha. Lacagtan waxaa helay 17,734 xoolo-dhaqato ah oo is diwaangeliyay xilliyadii Gu\u2019ga (April 2025) iyo Dayrta (October 2025). Bixinta caymiskan waxay timid kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":514280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557744","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557744"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557749,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557744\/revisions\/557749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}