{"id":557643,"date":"2026-03-02T11:02:19","date_gmt":"2026-03-02T08:02:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557643"},"modified":"2026-03-02T11:02:19","modified_gmt":"2026-03-02T08:02:19","slug":"guddiga-gurmadka-abaaraha-ee-dhuusamareeb-oo-ka-warbixiyay-halka-ay-marayaan-howlaha-gurmadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-gurmadka-abaaraha-ee-dhuusamareeb-oo-ka-warbixiyay-halka-ay-marayaan-howlaha-gurmadka\/","title":{"rendered":"Guddiga Gurmadka Abaaraha ee\u00a0Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Galmudug, iyagoo uga warbixiyay xaaladda abaarta ka jirta deegaannada maamulkaas.<br \/>\nIntii uu kulanku socday, ganacsatada ayaa bilaabay uruurinta lacago loogu talagalay in gurmad lagu gaarsiiyo qoysaska ay abaartu saameysay.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka abaarta ah ay ka jirto qeybo ka mid ah deegaannada Galmudug, isla markaana ay saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyadaba. Waxay bulshada iyo ganacsatada ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo walaalahooda ay dhibaatadu heysato.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xubnaha Guddiga Gurmadka Abaaraha iyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan Galmudug, halkaas oo ay ku arkeen xaalado bani\u2019aadannimo oo aad u liita, kuwaas oo ay sababtay abaarta ka jirta deegaannadaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa yiri: \u201cWaxaan indhahayga ku arkay xoolo bakhtiyay oo ay xoolo kale cunayaan, waxaana degmada Baxdo ku wareejiyay 100 booyadood oo biyo-dhaamin u sameynaya dadka ay abaaruhu saameeyeen.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay. Guddiga ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Galmudug, iyagoo uga warbixiyay xaaladda abaarta ka jirta deegaannada maamulkaas. Intii uu kulanku socday, ganacsatada ayaa bilaabay uruurinta lacago loogu talagalay in gurmad lagu gaarsiiyo qoysaska ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":557644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557645,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557643\/revisions\/557645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}