{"id":557634,"date":"2026-03-02T01:34:19","date_gmt":"2026-03-01T22:34:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557634"},"modified":"2026-03-02T01:34:19","modified_gmt":"2026-03-01T22:34:19","slug":"horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-la-khaarijiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-la-khaarijiyay\/","title":{"rendered":"Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay.<\/p>\n<p>Howlgalkan guuleystay ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Faahfaahin dheeraad ah goor dhow la soco.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay. Howlgalkan guuleystay ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Faahfaahin dheeraad ah goor dhow la soco.<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":557635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557634","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557634\/revisions\/557636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}