{"id":557595,"date":"2026-03-01T16:27:56","date_gmt":"2026-03-01T13:27:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557595"},"modified":"2026-03-01T16:31:32","modified_gmt":"2026-03-01T13:31:32","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-oo-daahfuray-howlgalka-cusub-ee-howlgalka-hillaac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-oo-daahfuray-howlgalka-cusub-ee-howlgalka-hillaac\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo oo daahfuray howlgalka cusub ee &#8221; Howlgalka Hillaac&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray \u201cHawlgalka Hillaac\u201d, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Ciidanka, oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM ee Uganda iyo saaxiibbada caalamka, ayaa fulinaya hawlgallo lagu burburinayo saldhigyada muhiimka u ah Khawaarijta, laguna jarayo marinnada ay u adeegsadaan dhaqdhaqaaqyadooda gurracan, si loo wiiqo awooddooda isla markaana loo sifeeyo haraadiga Khawaarijta ee dhagarta ka soo maleega deegaannadaas, iyadoo la xaqiijinayo nabadda shacabka iyo amniga goobaha wax-soo-saarka muhiimka u ah dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga waxay bogaadinaysaa geesinimada iyo naf-hurka Ciidanka Qaranka, kuwaas oo iyagoo gudanaya waajibka soonka go\u2019aansaday in ay sii wadaan dadaalkooda lagu xoraynayo dalka argagixisada.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Wasaaraddu waxay caddeyneysaa in \u201cHawlgalka Hillaac\u201d uu sii socon doono ilaa laga ciribtiro Khawaarijta caqabadda ku ah nabadda, horumarka iyo dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-557596\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-723x1024.jpeg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-768x1087.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-1085x1536.jpeg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee-860x1218.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/dc2dadc3-a053-4901-a651-d007a95b32ee.jpeg 1130w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray \u201cHawlgalka Hillaac\u201d, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka, oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM ee Uganda iyo saaxiibbada caalamka, ayaa fulinaya hawlgallo lagu burburinayo saldhigyada muhiimka u ah Khawaarijta, laguna jarayo marinnada ay u adeegsadaan dhaqdhaqaaqyadooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":436775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557595\/revisions\/557598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}