{"id":557496,"date":"2026-02-28T06:32:03","date_gmt":"2026-02-28T03:32:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557496"},"modified":"2026-02-28T06:34:36","modified_gmt":"2026-02-28T03:34:36","slug":"degmada-buulo-burde-oo-ku-soo-baxday-tartan-cilmiyeedka-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/degmada-buulo-burde-oo-ku-soo-baxday-tartan-cilmiyeedka-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Degmada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Buulo burde<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir,taas oo heshay 12 dhibcood.<\/p>\n<p>Tartankaan oo habeen kasta laga sii daayo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa si toos ah looga daawadaa Telefishinka Qaranka,iyadoo sidoo kale laga \u00a0dhageysto Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ayaa waxa uu galay sanadkii lix iyo tobnaad ,iyadoo sanadkaan ay si wadajir ah u taaba-gelinayaan maamulada Bangiga IBS iyo kan Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sanad kasta barnaamijka tartan cilmiyeedka bisha ramadaan waxaa ka qeybgala 32 degmo oo kamid ah gobolada dalka Soomaaliya,waxaana degmadii ku guuleysata tartankaasi lagu abaalmariyaa koobab,lacago iyo abaalmarinno kale sida shahaadooyin muujinaya kaalinta aqoon ee ay gaareen dhallinyarada jiilasha cusub ee soo koroya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Degmada\u00a0Buulo burde\u00a0oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir,taas oo heshay 12 dhibcood. Tartankaan oo habeen kasta laga sii daayo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa si toos ah looga daawadaa Telefishinka Qaranka,iyadoo sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557496","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557496"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557500,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557496\/revisions\/557500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}