{"id":557478,"date":"2026-02-27T16:40:40","date_gmt":"2026-02-27T13:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557478"},"modified":"2026-02-27T16:40:40","modified_gmt":"2026-02-27T13:40:40","slug":"wasiirka-shaqada-xfs-oo-ka-qayb-galay-kulamo-heer-wasiir-ah-oo-soo-qaban-qaabisay-hayaadda-shaqaalaha-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-xfs-oo-ka-qayb-galay-kulamo-heer-wasiir-ah-oo-soo-qaban-qaabisay-hayaadda-shaqaalaha-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban qaabisay haya&#8217;adda shaqaalaha Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir ah oo ka qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar, kuwaas oo ay soo qabanqaabisay Hay\u2019adda Shaqaalaha Adduunka.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirrada Shaqada ee dalalka Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfur Suudaan, iyadoo ujeeddadu ahayd xoojinta wada-shaqeynta dalalka gobolka, is-weydaarsiga khibradaha, iyo horumarinta siyaasadaha shaqada ee waafaqsan heerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Intii ay socdeen kulammada, waxaa si qoto dheer looga dooday doorka ILO, nidaamka maamulkeeda iyo qaab-dhismeedka go\u2019aan-qaadashada, mudnaanta istaraatiijiyadeed ee hay\u2019adda, iyo hababka wax ku oolka ah ee loo fuliyo barnaamijyada taageeraya shaqaalaha iyo loo-shaqeeyayaasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray:<br \/>\n\u2022 Dardargelinta hirgelinta Shaqo-sharaf (Decent Work)<br \/>\n\u2022 Xoojinta badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqada<br \/>\n\u2022 Nidaaminta iyo maaraynta socdaalka shaqaalaha<br \/>\n\u2022 Horumarinta wada-hadalka bulshada (Social Dialogue)<br \/>\n\u2022 Ballaarinta ilaalinta bulshada (Social Protection)<br \/>\n\u2022 Ciribtirka shaqaaleysiinta carruurta<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go\u2019an tahay xoojinta wada-shaqeynta caalamiga ah, si loo abuuro fursado shaqo oo waara, loo ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha, loona dhiso suuq shaqo oo hufan oo kobcinaya horumarka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557480 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199356736-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557481 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199359317-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557482 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1772199362168-1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir ah oo ka qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar, kuwaas oo ay soo qabanqaabisay Hay\u2019adda Shaqaalaha Adduunka. Kulamadan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirrada Shaqada ee dalalka Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfur Suudaan, iyadoo ujeeddadu ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":557479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557478","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557478","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557478\/revisions\/557483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}