{"id":557314,"date":"2026-02-25T13:17:51","date_gmt":"2026-02-25T10:17:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557314"},"modified":"2026-02-25T13:17:51","modified_gmt":"2026-02-25T10:17:51","slug":"soomaaliya-oo-hambalyo-u-dirtay-dowladda-kuwait-munaasabadda-maalinta-qarankeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-hambalyo-u-dirtay-dowladda-kuwait-munaasabadda-maalinta-qarankeeda\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyo shacabka walaalaha ah ee Dowladda Kuwait.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal, waxayna rajaynaysaa in la sii xoojiyo iskaashiga iyo wada shaqeynta ku dhisan is-ixtiraam, walaaltinimo, iyo horumarka labada Dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyo shacabka walaalaha ah ee Dowladda Kuwait. Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal, waxayna rajaynaysaa in la sii xoojiyo iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":557315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557314","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557314"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557316,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557314\/revisions\/557316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}