{"id":557299,"date":"2026-02-25T06:05:07","date_gmt":"2026-02-25T03:05:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557299"},"modified":"2026-02-25T06:06:59","modified_gmt":"2026-02-25T03:06:59","slug":"degmada-xudur-oo-u-gudubtay-wareegga-labaad-ee-tartanka-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/degmada-xudur-oo-u-gudubtay-wareegga-labaad-ee-tartanka-ramadaan\/","title":{"rendered":"Degmada Xudur oo u gudubtay wareegga labaad ee tartanka Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah habeen kasta \u00a0uga baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo \u00a0Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>Xalay waxaa tartan cilmiiyeedka ku loollamay degmooyinka Xudur iyo Boondheere, oo ka kala tirsan gobollada Banaadir\u00a0 iyo Bakool,iyadoo Barnaamijkaan ay si wadajir ah u taaba-gelinayaan Bangiga IBS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Degmada Xudur ayaa xalay u gudubtay wareegga labaad ee tartanka, kaddib markii ay heshay 12 dhibcood, halka Degmada Boondheere\u00a0 ay keensatay 8 dhibcood.<\/p>\n<p>Sanad kasta barnaamijka tartan cilmiyeedka bisha ramadaan waxaa ka qeybgala 32 degmo oo kamid ah gobolada dalka Soomaaliya,waxaana degmadii ku guuleysata tartankaasi lagu abaalmariyaa koobab,lacago iyo abaalmarinno kale sida shahaadooyin muujinaya kaalinta aqoon ee ay gaareen dhallinyarada jiilasha cusub ee soo koroya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah habeen kasta \u00a0uga baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo \u00a0Radio Muqdisho. Xalay waxaa tartan cilmiiyeedka ku loollamay degmooyinka Xudur iyo Boondheere, oo ka kala tirsan gobollada Banaadir\u00a0 iyo Bakool,iyadoo Barnaamijkaan ay si wadajir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557299","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557300,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557299\/revisions\/557300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}