{"id":557091,"date":"2026-02-20T10:07:40","date_gmt":"2026-02-20T07:07:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557091"},"modified":"2026-02-20T13:49:00","modified_gmt":"2026-02-20T10:49:00","slug":"wasiir-xasan-xuseen-waxaan-ku-dadaaleynaa-sidii-looga-shaqeyn-lahaa-badqabka-xoolaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xasan-xuseen-waxaan-ku-dadaaleynaa-sidii-looga-shaqeyn-lahaa-badqabka-xoolaha\/","title":{"rendered":"Wasiir Xasan Xuseen \u201cWaxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay la wareegidda 11 gaadiid ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay ka go\u2019an tahay sidii loo ilaalin lahaa badqabka xoolaha oo inta badan ay ku tiirsan yihiin dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa yiri &#8220;Gaadiidka gurmadka deg degga ah ee aan la wareegnay waxaa muhiimaddu tahay in loogu shaqeeyo dadka xoolo dhaqatada ah ee ku kala sugan gobolada dalka&#8221;.<\/p>\n<p>Wasiirka Xanaada Xoolaha XFS ayaa xusay in gaadiidkaasi oo ku qalabeysan adeegyada loogu talagalay caafimaadka xoolaha loo qeybin doono dowlad goboleedyada,si wax loogu qabto dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanada ka fog magaalooyinka.<\/p>\n<p>Deeqdaan gaadiidka ah oo ay maalgaliyeen \u00a0Bangigga Horumarinta Afrika waxaa loo soo marsiiyay Hey\u2019adda Caruurta Save The Children ee ka howlgasha gudaha Dalka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay la wareegidda 11 gaadiid ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay ka go\u2019an tahay sidii loo ilaalin lahaa badqabka xoolaha oo inta badan ay ku tiirsan yihiin dadka Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa yiri &#8220;Gaadiidka gurmadka deg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557091"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557105,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557091\/revisions\/557105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}