{"id":557076,"date":"2026-02-19T21:57:46","date_gmt":"2026-02-19T18:57:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557076"},"modified":"2026-02-19T22:04:58","modified_gmt":"2026-02-19T19:04:58","slug":"heshiiska-wadajirka-ah-ee-ay-kala-saxiixdeen-shirkadda-batroolka-turkiga-iyo-hayadda-batroolka-soomaaliya-ayaa-qeexaya-in-kheyraadka-dabiiciga-ah-ay-leeyihiin-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heshiiska-wadajirka-ah-ee-ay-kala-saxiixdeen-shirkadda-batroolka-turkiga-iyo-hayadda-batroolka-soomaaliya-ayaa-qeexaya-in-kheyraadka-dabiiciga-ah-ay-leeyihiin-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay  leeyihiin shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah akoonnada baraha bulshada ayaa faafinaya eedeymo lagu sheegayo in Dowladda Turkiga ay si hal dhinac ah uga faa\u2019iideysanayso kheyraadka dabiiciga ah iyo tamarta Soomaaliya, gaar ahaan shidaalka. Eedeymahaasi waa warar been abuur ah oo marin habaabin ah, kuwaas oo si ula kac ah loo abuuray si loo leexiyo xaqiiqda loona wiiqo iskaashiga wadajirka ah ee ka dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Heshiiska wadajirka ah ee ay kala saxiixdeen Shirkadda Batroolka Turkiga ee Turkish Petroleum Corporation (TPAO) iyo Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliya ayaa si cad u qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay si buuxda u leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana dhammaan howlaha sahminta iyo soo saarista lagu fulinayo si waafaqsan shuruucda iyo danaha qaranka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ayaa marar badan adkeeyay in iskaashiga tamareed uu ku saleysan yahay hufnaan, ixtiraam wadajir ah iyo ilaalinta madaxbannaanida qaran ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiriirka u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya waa mid taariikhi ah oo ku dhisan iskaashi dhinacyo badan leh, oo ay ka mid yihiin horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada, amniga iyo maalgashiga. Waa xiriir u dhexeeya laba dal oo madaxbannaan, saaxiib iyo walaalo ah.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga waxay mar kale ku boorrinayaan shacabka iyo warbaahinta in aysan rumaysan wararka been abuurka ah iyo macluumaadka marin habaabinta ah ee lagu bartilmaameedsanayo iskaashiga sii xoogeysanaya ee labada dal, isla markaana ay ku kalsoonaadaan macluumaadka rasmiga ah ee laga helo hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557081 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026.jpg 864w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026-240x300.jpg 240w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026-819x1024.jpg 819w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026-768x960.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG-20260219-WA0026-860x1075.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah akoonnada baraha bulshada ayaa faafinaya eedeymo lagu sheegayo in Dowladda Turkiga ay si hal dhinac ah uga faa\u2019iideysanayso kheyraadka dabiiciga ah iyo tamarta Soomaaliya, gaar ahaan shidaalka. Eedeymahaasi waa warar been abuur ah oo marin habaabin ah, kuwaas oo si ula kac ah loo abuuray si loo leexiyo xaqiiqda loona wiiqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":557077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557076"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557082,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557076\/revisions\/557082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}