{"id":557064,"date":"2026-02-19T16:30:29","date_gmt":"2026-02-19T13:30:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557064"},"modified":"2026-02-19T16:30:29","modified_gmt":"2026-02-19T13:30:29","slug":"wasiirka-dekedaha-xfs-oo-golaha-wasiirrada-uga-mahadceliyay-meel-marinta-axdiyada-muhiimka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekedaha-xfs-oo-golaha-wasiirrada-uga-mahadceliyay-meel-marinta-axdiyada-muhiimka-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan:<\/p>\n<p>Axdiga Caalamiga ah ee Xeerarka Hortagga Isku-Dhacyada Badda (COLREG 1972)<\/p>\n<p>Axdiga Caalamiga ah ee Aasaasidda Sanduuqa Caalamiga ah ee Mag-dhawga Waxyeellada Wasakheynta Shidaalka (1992)<\/p>\n<p>Axdiga Caalamiga ah ee Iskaashiga,<\/p>\n<p>U-diyaar-garowga iyo Ka Jawaabista Wasakhowga Saliideed (1990)<\/p>\n<p>Meel-marinta axdiyadan waxay muujinaysaa dadaalka joogtada ah ee lagu xoojinayo badbaadada, ilaalinta deegaanka badda, iyo kor u qaadista sumcadda iyo kalsoonida Soomaaliya ee saaxadda caalamiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay laf-dhabar u yihiin horumarinta iskaashiga caalamiga ah ee gaadiidka iyo ganacsiga badda, iyagoo waafaqsan heerarka iyo xeerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa carrabka ku adkeeyay in tallaabooyinkan istiraatiijiga ah ay qeyb ka yihiin qorshayaasha Wasaaradda iyo siyaasadda guud ee Xukuumadda Dan-Qaran, iyagoo si toos ah u taageeraya hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), difaacidda danaha qaranka, iyo sare u qaadista kaalinta Soomaaliya ee ganacsiga iyo gaadiidka badda ee heer gobol iyo mid caalami ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-557065 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314.jpg\" alt=\"\" width=\"1420\" height=\"1934\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314.jpg 1420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314-220x300.jpg 220w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314-752x1024.jpg 752w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314-768x1046.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314-1128x1536.jpg 1128w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771507469314-860x1171.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1420px) 100vw, 1420px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan: Axdiga Caalamiga ah ee Xeerarka Hortagga Isku-Dhacyada Badda (COLREG 1972) Axdiga Caalamiga ah ee Aasaasidda Sanduuqa Caalamiga ah ee Mag-dhawga Waxyeellada Wasakheynta Shidaalka (1992) Axdiga Caalamiga ah ee Iskaashiga, U-diyaar-garowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":557066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557067,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557064\/revisions\/557067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}