{"id":557034,"date":"2026-02-19T10:11:09","date_gmt":"2026-02-19T07:11:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=557034"},"modified":"2026-02-19T11:43:57","modified_gmt":"2026-02-19T08:43:57","slug":"maamulada-warbaahinada-ee-heyadaha-dowladda-oo-yeeshay-kulan-la-xiriiray-xaaladda-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulada-warbaahinada-ee-heyadaha-dowladda-oo-yeeshay-kulan-la-xiriiray-xaaladda-abaaraha\/","title":{"rendered":"Maamulada warbaahinada ee hey&#8217;adaha dowladda oo yeeshay kulan la xiriiray xaaladda abaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Maamulada warbaahinada ee he\u2019yadaha dowladda ayaa ka qeybgalay kulan ka dhacay xarunta Hey\u2019adda SODMA oo looga hadlaayey xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka iyo sida gacan looga geysan karo dhinaca wacyigalinta bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay soo xaadireen agaasimeyaasha iyo\u00a0 uqaybsanayaasha warbaahinta waxaa soo qabanqaabiyey Xafiiska Warbaahinta ee Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliy.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa furay Agaasimaha Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadweynaha ahna Afhayeen Xukuumadda Mudane Abdinasir Ahmed Bashir,iyadoo si gaar ah diiradda loogu saaray warbixin ka hadleysa \u00a0xaaladda abaaraha dalka oo ay soo diyaariyeen hey\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo shir-guddoominayay kulanka ayaa soo xiray gunaanadka shirka isagoo adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo warbaahinta ,si loo wacyigeliyo bulshada ,isla markaana loo dardar-geliyo gurmadka Abaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Maamulada warbaahinada ee he\u2019yadaha dowladda ayaa ka qeybgalay kulan ka dhacay xarunta Hey\u2019adda SODMA oo looga hadlaayey xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka iyo sida gacan looga geysan karo dhinaca wacyigalinta bulshada. Kulanka oo ay soo xaadireen agaasimeyaasha iyo\u00a0 uqaybsanayaasha warbaahinta waxaa soo qabanqaabiyey Xafiiska Warbaahinta ee Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliy. Kulanka waxaa furay Agaasimaha Warfaafinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":557036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-557034","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=557034"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":557047,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/557034\/revisions\/557047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/557036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=557034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=557034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=557034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}