{"id":556899,"date":"2026-02-16T22:58:43","date_gmt":"2026-02-16T19:58:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556899"},"modified":"2026-02-16T22:58:43","modified_gmt":"2026-02-16T19:58:43","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirka-ganacsiga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirka-ganacsiga-afrika\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Khudbad ka jeediyay shirka ganacsiga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo ay ka qeyb galeen madax, ganacsato, iyo daneeyayaal heer gobol iyo heer caalami ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka muuqda ee Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada dib-u-habeynta dhaqaalaha, xoojinta hay\u2019adaha dowliga ah, iyo abuurista jawi ku habboon maalgashiga. isaga oo adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go\u2019an tahay dhiirrigalinta ganacsiga, soo jiidashada maalgashiga, iyo xoojinta iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya la leedahay dalalka Afrika iyo caalamka.<\/p>\n<p>Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay leedahay fursado ballaaran oo maalgashi, gaar ahaan dhinacyada Dekadaha, Beeraha, kalluumeysiga, waxa uunna ku booriyay maalgashadayaasha caalamiga ah inay ka faa\u2019iideystaan fursadahaas.<\/p>\n<p>Intii uu shirka socday, Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka, ayaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay madaxda iyo daneeyayaasha kala duwan, si loo xoojiyo iskaashiga dhaqaale loona dardargeliyo dadaallada lagu horumarinayo maalgashiga iyo ganacsiga Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556900\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271645965.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556901\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771271650028.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo ay ka qeyb galeen madax, ganacsato, iyo daneeyayaal heer gobol iyo heer caalami ah. Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka muuqda ee Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada dib-u-habeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":556902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556899","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556903,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556899\/revisions\/556903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}