{"id":556887,"date":"2026-02-16T17:35:36","date_gmt":"2026-02-16T14:35:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556887"},"modified":"2026-02-16T17:35:36","modified_gmt":"2026-02-16T14:35:36","slug":"hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-ahmiyad-siinaysa-ilaalinta-xuquuqda-macaamiisha-isgaarsiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-ahmiyad-siinaysa-ilaalinta-xuquuqda-macaamiisha-isgaarsiinta\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka oo ahmiyad siinaysa Ilaalinta xuquuqda macaamiisha Isgaarsiinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): ay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay kulan wadatashi hal maalin ah si dib-u-eegis iyo talooyin looga helo qabyo-qoraalka Xeer-Nidaamiyaha Ilaalinta Xuquuqda Macaamiisha Isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka soo qaybgalay shirkadaha isgaarsiinta, bixiyeyaasha adeegga internet-ka (ISPs), shirkadaha ka shaqeeya xargaha badda hoosteeda mara, wakiillo ka socday macaamiisha, iyo daneeyayaal kale oo muhiim ah si ay u falanqeeyaan qaab-dhismeedka qabyo-qoraalka una bixiyaan talooyin ku saabsan hirgelintiisa wax-ku-oolka ah.<\/p>\n<p>Wadatashigu wuxuu iftiimiyay ujeeddada siyaasadeed, mabaadi\u2019da hagta xeer-nidaamiyaha, iyo qodobbada muhiimka ah ee ku jira qabyo-qoraalka.<\/p>\n<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, oo ka hadlay furitaanka kulanka, ayaa tilmaamay baahida loo qabo xoojinta kalsoonida macaamiisha maadaama suuqa dijitaalka ee Soomaaliya uu sii ballaaranayo.<\/p>\n<p>\u201cJawi isgaarsiineed oo caddaalad ah, hufan, isla markaana isla-xisaabtan leh ayaa lagama maarmaan u ah dhisidda kalsoonida dadweynaha iyo taageeridda isbeddelka dijitaalka ah ee dalka. Ilaalinta xuquuqda macaamiishu waa masuuliyad wadajir ah oo ka dhexaysa Hay\u2019adda iyo bixiyeyaasha adeegga.\u201d<\/p>\n<p>Qabyo-qoraalka xeer-nidaamiyuhu wuxuu dejinayaa ilaalin cad oo ku saabsan xuquuqda macaamiisha iyo heerarka tayada adeegga; wuxuu xoojinayaa hufnaanta qiimeynta iyo shuruudaha qandaraaska; wuxuu qeexayaa waajibaadka hawl-wadeennada iyo shuruudaha u hoggaansanaanta, wuxuuna dhigayaa tallaabooyin fulineed iyo ganaaxyo lagu xaqiijinayo isla-xisaabtanka guud ahaan qaybta Isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Daneeyayaashu waxay soo jeediyeen aragtiyo la xiriira arrimaha hirgelinta, jadwalka waqtiga, iyo diyaar-garowga u hoggaansanaanta. Sidoo kale, waxaa dib-u-eegis lagu sameeyay natiijooyinka Sahanka Ilaalinta Macaamiisha iyo qorshaha lagu dhammeystirayo.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka waxay tixgelin doontaa dhammaan talooyinka la soo jeediyay ka hor inta aan la soo saarin nuqulka kama dambaysta ah ee Xeer-Nidaamiyaha Ilaalinta Xuquuqda Macaamiisha Isgaarsiinta. Hay\u2019addu waxaa ka go\u2019an horumarinta suuq Isgaarsiineed oo tartan leh, ammaan ah, isla markaana si buuxda u ilaaliya danaha macaamiisha guud ahaan dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556888\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252334488.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556889\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252338103.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556890\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252347648.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556891\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252350476.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-556892\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125-860x483.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1771252353125.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): ay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay kulan wadatashi hal maalin ah si dib-u-eegis iyo talooyin looga helo qabyo-qoraalka Xeer-Nidaamiyaha Ilaalinta Xuquuqda Macaamiisha Isgaarsiinta. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay shirkadaha isgaarsiinta, bixiyeyaasha adeegga internet-ka (ISPs), shirkadaha ka shaqeeya xargaha badda hoosteeda mara, wakiillo ka socday macaamiisha, iyo daneeyayaal kale oo muhiim ah si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":556889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556893,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556887\/revisions\/556893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}