{"id":556787,"date":"2026-02-15T21:45:06","date_gmt":"2026-02-15T18:45:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556787"},"modified":"2026-02-15T21:45:06","modified_gmt":"2026-02-15T18:45:06","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dilay-afar-dhaqar-qabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dilay-afar-dhaqar-qabe\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay afar dhaqar-qabe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo gubay gaari ay wateen kadib markii jidka loo galay iyagoo u socda inay dhibaateeyaan oo jidka u galaan gaadiid ay wateen dad shacab ah.<\/p>\n<p>Howlgalkaas oo sidii loo qorsheeyey u dhacay ayey ciidanku caawa ka fuliyeen inta u dhexeysa deegaannada Yasooman iyo Moqokori ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay heleen xogta maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo dhaqdhaqaaqooda horay loola socday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo gubay gaari ay wateen kadib markii jidka loo galay iyagoo u socda inay dhibaateeyaan oo jidka u galaan gaadiid ay wateen dad shacab ah. Howlgalkaas oo sidii loo qorsheeyey u dhacay ayey ciidanku caawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":556788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556787","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556789,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556787\/revisions\/556789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}