{"id":556782,"date":"2026-02-15T20:11:51","date_gmt":"2026-02-15T17:11:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556782"},"modified":"2026-02-15T20:12:58","modified_gmt":"2026-02-15T17:12:58","slug":"wasiirka-batroolka-xfs-maanta-waa-maalin-taariikhi-ah-oo-aan-gaarnay-xilliga-aan-la-soo-bixin-lahayn-kheyraadkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-batroolka-xfs-maanta-waa-maalin-taariikhi-ah-oo-aan-gaarnay-xilliga-aan-la-soo-bixin-lahayn-kheyraadkeenna\/","title":{"rendered":"Wasiirka Batroolka XFS&#8221; Maanta waa maalin taariikhi ah oo aan gaarnay xilliga aan la soo bixin lahayn Kheyraadkeenna&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Battoolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maalin weyn oo taariikhi ah ku tilmaamay in Dalka Turkiga laga soo amba-bixiyo Markabka Cagri Bey oo howlgal shidaal qodis ka sameyn doona xeevaya Dalkeenna.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in tallaabadan ay muujineyso in ay Soomaaliya dib u soo kabaneyso, islamarkaana si rasmi ah uga faa&#8217;ideysansyso Kheyraadkeeda dihan.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waa maalin weyn oo taariikhi ah, waa maalin,muujineysa in Soomaaliya dib u soo kabaneyso, dib u dhisaneyso aayaheeda si kalsooni ugu tallaabsaneyso mustaqbal horumar leh, markabkan maanta u amba-baxaya biyaha Soomaaliya ma ahan oo kaliya qalab farsamo waa astaan qaran,waa rejo waa fursad waa bilow cusub oo ku suntan sharci iyo hufnaan mas&#8217;uuliyad,&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in Kheyraadkeenna uu yahay hanti Qaran, islamarkaana ay xukuumaddu ka go&#8217;an tahay in loo maareeyo si hufan oo cadaallad ah, islamarkaana waafaqsan xeerarka caalami ah si ay uga faa&#8217;ideystaan Jiilasha maanta iyo kuwa dambe.<\/p>\n<p>Wasiirka Batroolka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ku sugan gudaha iyo dibadda in ay muujiyaan garab istaag, midnimo iyo horumarka socda ah ee ah shidaal qodista.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qodista ceelkii ugu horeeyay ee shidaalka ugu magac-daray &#8221; Curudkii koowaad&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Battoolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maalin weyn oo taariikhi ah ku tilmaamay in Dalka Turkiga laga soo amba-bixiyo Markabka Cagri Bey oo howlgal shidaal qodis ka sameyn doona xeevaya Dalkeenna. Wasiirka ayaa tilmaamay in tallaabadan ay muujineyso in ay Soomaaliya dib u soo kabaneyso, islamarkaana si rasmi ah uga faa&#8217;ideysansyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":556783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556786,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556782\/revisions\/556786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}