{"id":556745,"date":"2026-02-15T17:22:22","date_gmt":"2026-02-15T14:22:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556745"},"modified":"2026-02-15T17:35:30","modified_gmt":"2026-02-15T14:35:30","slug":"shir-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-maaliyadda-cimilada-cagaaran-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-kigali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-maaliyadda-cimilada-cagaaran-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-kigali\/","title":{"rendered":"Shir muhiim ah oo ku Saabsan Maaliyadda Cimilada Cagaaran oo Lagu Soo Gabagabeeyay Kigali"},"content":{"rendered":"<p>Kigali,(SONNA):- Waxaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo ku saabsan Cimilada Cagaaran iyo is dhaafsiga aqoonta iyo khibradaha hannnaanka Maaliyadda cimilada.<\/p>\n<p>Shirka ayaa intii uu socday diiradda lagu saaray hirgelinta hannaan maaliyadeed oo cimilada ah oo qaran oo Dowladda Soomaaliya hogaamiso, isla markaana si waafaqsan uga shaqeeya dhammaan hay\u2019adaha iyo heerarka dalka (whole-of-country approach).<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay martigelisay Hey&#8217;adda Cimilada Qaran ee dalka Rwanda (Rwanda Green Fund) ayaa sidoo kale ka qeybgalayasha isku dhaafsadeen dooddo wax ku ool ah oo ku aadan hannnaanka Maaliyadda cimilada Cagaaran, is dhaafsiga khibradaha, hirgelinta, caqabadaha jira,iyo sida dalalka Afrika ay uga faa\u2019iidaysan karaan maalgelinta cimilada Maaliyadda.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku soo bandhigtay sida ay horumar la taaban karo uga samaysay hirgelinta iyo tallaabooyinka wax ka qabashada isbeddelka cimilada iyo maalgelinteeda mudnaanta qaran ee ku xusan aragtida Qaran ee 2060, Qorshaha Isbeddelka Qaranka (National Transformation Plan), iyo sidoo kale NDC-yada iyo NAP-yada.<\/p>\n<p>Wafdiga Soomaaliya ee shirka ka qeybgalay ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya (NCF) Mudane Liibaan Cabsiiye iyadoo ay wehlinayeen xubno sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Bangiga Horumarinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdiga Soomaaliya ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Kgali, Agaasimha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Cimilada ee dalka Rwanda, Marwo, Teddy Mugabo iyo Mudane, F\u00e9lix Yvan Rugwizangoga Madaxa Istaraatiijiyadda ee Sanduuqa Cagaaran ee Rwanda.<\/p>\n<p>&#8221; Waxa aan si weyn ugu mahadcelinaynaa Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta ee Dowladda Ingiriiska, taageerada ay ka geysteen tijaabooyinka helitaanka Maaliyadda Cimilada ee Soomaaliya, iyo sidoo kale Hey\u2019adaha DAI oo door muuqda ka qaatay abaabulka iyo fududeynta shirkaan muhiim ka<br \/>\nah ee ku saabsanaa is-weydaarsigan aqooneed.&#8221; Ayuu yiri Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Liibaan Cabsiiye.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay dadaal xooggan ugu jirtaa xoojinta wada-shaqeynta hay\u2019adaha maaliyadeed ee cimilada iyo ururrada waaweyn ee ka shaqeeya arrimaha Cimilada Cagaaran, si loo dardargeliyo helitaanka iyo ka faa\u2019iidaysiga maalgelinta cimilada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-556764\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496-300x199.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496-300x199.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9496.jpeg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-556765\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9495-300x198.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9495-300x198.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9495.jpeg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-556766\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9494.jpeg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kigali,(SONNA):- Waxaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo ku saabsan Cimilada Cagaaran iyo is dhaafsiga aqoonta iyo khibradaha hannnaanka Maaliyadda cimilada. Shirka ayaa intii uu socday diiradda lagu saaray hirgelinta hannaan maaliyadeed oo cimilada ah oo qaran oo Dowladda Soomaaliya hogaamiso, isla markaana si waafaqsan uga shaqeeya dhammaan hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":556766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556745","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556745"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556767,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556745\/revisions\/556767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/556766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}