{"id":556742,"date":"2026-02-15T17:04:40","date_gmt":"2026-02-15T14:04:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=556742"},"modified":"2026-02-15T17:04:40","modified_gmt":"2026-02-15T14:04:40","slug":"duqeyn-lagu-dilay-dhagar-qabayaal-ka-tirsan-khawaarijta-oo-la-fuliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqeyn-lagu-dilay-dhagar-qabayaal-ka-tirsan-khawaarijta-oo-la-fuliyay\/","title":{"rendered":"Duqeyn lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo la fuliyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyey duqeyn cirka ah oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayey jidka xiriiriya deegaannada Masaajid Cali Gaduud iyo Daaru Salaam ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ayaa si gaar ah loogu beegsaday maleeshiyaad qorsheynayey inay dhibaato u geystaan shacabka ku safraya waddooyinka isku xira deegaannada Gobolka Shabeellaha Dhexe. Duqeyntan ayaa lagu dilay 15 dhagar-qabe, waxaana halkaas si buuxda loogu burburiyey gaari ay u adeegsanayeen dhigista miinooyinka, iyo dhammaan hubkii saarnaa.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay mar kale xaqiijinayaan inay ka go\u2019an tahay sii wadista hawlgallada qorsheysan ee lagu ciribtirayo haraadiga Khawaarijta, si loo xaqiijiyo amniga, xasiloonida, iyo badqabka dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-556743\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-768x1087.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-1085x1536.jpeg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477-860x1217.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/IMG_9477.jpeg 1447w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyey duqeyn cirka ah oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayey jidka xiriiriya deegaannada Masaajid Cali Gaduud iyo Daaru Salaam ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Hawlgalkan ayaa si gaar ah loogu beegsaday maleeshiyaad qorsheynayey inay dhibaato u geystaan shacabka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":415461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-556742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":556744,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556742\/revisions\/556744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}